Collective action starts here
Start your own petition or add your voice to others. Petitions that reach their goal are sent directly to the relevant institution with a deadline for response.
Take action
Petitions gaining momentum
Support citizen-led causes and help the next public milestone become possible.
Governance & AccountabilityCodsi Dib-u-dejin loogu sameynayo Qoysaska Danyarta ah ee laga raray dhulalka Dowladda ee Gobolka Banaadir
Codsigan wuxuu ku baaqayaa in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dib-u-dejin rasmi ah u sameyso qoysaska danyarta ah ee laga raray dhulalka dowladda ee Gobolka Banaadir. Waxaan madaxda qaranka ka codsaneynaa in qoysaskan la siiyo dhul iyo deegaan ay si sharci ah u leeyihiin, gaar ahaan duleedka caasimadda, si loo ilaaliyo karaamadooda, loo yareeyo dhibaatooyinka bani’aadannimo, loona taageero horumarinta iyo ballaarinta qorsheysan ee Muqdisho.
3 more to 10
Takes less than a minute
Establish Citizen Service Centers in Every District
A petition to establish one-stop citizen service centers in all districts to improve access to government services. Codsi lagu doonayo in la aasaaso xarumo adeeg shacab oo degmo kasta.
Be one of the first — 8 more reaches the first 10 milestone.
Be an early signerPublish the National Budget in an Open, Accessible Format
We call on the Ministry of Finance to publish the full national budget as open, machine-readable data so citizens can track how public funds are allocated and spent. Waxaan ka codsanaynaa Wasaaradda Maaliyadda inay daabacdo miisaaniyadda qaranka oo dhan.
Be one of the first — 9 more reaches the first 10 milestone.
Be an early signerStart your own petition
Have a cause you care about? Rally your community and press for real change.
Learn how it worksFree · takes 5 minutes · reviewed within 1–3 days
Have an issue that needs change?
Start your own petition in minutes — it's free.
Sidee looga wacyi gelinkaraa isbedelka cimiladda
waxaan taageersanahay in si weyn looga wacyi geliyo arimaha isbadalka cimilada
Codsi Dib-u-dejin loogu sameynayo Qoysaska Danyarta ah ee laga raray dhulalka Dowladda ee Gobolka Banaadir
Codsigan wuxuu ku baaqayaa in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dib-u-dejin rasmi ah u sameyso qoysaska danyarta ah ee laga raray dhulalka dowladda ee Gobolka Banaadir. Waxaan madaxda qaranka ka codsaneynaa in qoysaskan la siiyo dhul iyo deegaan ay si sharci ah u leeyihiin, gaar ahaan duleedka caasimadda, si loo ilaaliyo karaamadooda, loo yareeyo dhibaatooyinka bani’aadannimo, loona taageero horumarinta iyo ballaarinta qorsheysan ee Muqdisho.
Establish Citizen Service Centers in Every District
A petition to establish one-stop citizen service centers in all districts to improve access to government services. Codsi lagu doonayo in la aasaaso xarumo adeeg shacab oo degmo kasta.
Publish the National Budget in an Open, Accessible Format